DHIGAALLO

Dhigaallo isugu jira malo awaal iyo warbixinno aniga igu saabsan ka akhriso

Thursday, April 1, 2021

Lammaane

›
Labo sano ayaa ka soo wareegatay maalintii uu arooskoodu dhacay. Waxa ay isku guursadeen rabitaan labadooda ka yimid oo ay raalli isaga ahaa...
3 comments:
Wednesday, October 21, 2020

Waddada: Wadnaha Ganacsiga

›
Kaabayaasha dhaqaalaha waa asaasiyaadka iyo hannaanka fududeeyo in uu dhaqaalaha dal si hufan u shaqeeyo ama u shaqeyn waayo. Haddii uu dal ...
Sunday, March 1, 2020

Tororog

›
Ma adigii baa? Malaha haaye, waxbaan kuu sheegayaa! Gees inoo bixi. Haa. Inta, inta, inta na istaaji. Ammaan iska fadhiisannaaba? Sidaasa l...
Wednesday, July 31, 2019

Marqaankayga

›
Heeskaan soo socdo markii iigu horreysay ee aan maqlay waxa aan saarnaa gaari gaadiidka dadweynaha ah -muddo dhowr sano laga joogo. Wadaha...
Tuesday, April 23, 2019

ANFARIIR

›
Habeen Axad ah 21 April, 2019; 09:25PM Waxaan ka baxnay goobta shaqada. Waa aniga (Yaxye Jacfar) iyo Sayidcali. Goobta shaqadu waxay...
Sunday, December 16, 2018

FAALLO: BUUGGA DHAKAFAAR

›
F.G: Faalladan markii ugu horreysay waxa ay ku soo baxday bogga uu internet-ka ku leeyahay qoraha buugga.  Waa kan linkiga:  https:...
Saturday, October 20, 2018

EEGMO!

›
Sheekadani waa mid Buube ku dhacday isaga oo meelaha eeg eegaya. Waxa uu uga sheekeeyay saaxiibkiis. Waxayna u dhacday sida tan: B...
Friday, April 13, 2018

MAR LA ARAG!

›
Waxa aan socday waddada dhinaceeda. Aniga oo socda, iskana socdo ayaan arkay. Iyadaan arkay. Waa gabadh. Waxa ay la taagan tahay dhowr habl...
Saturday, January 20, 2018

KELIYA SAAXIIBBO

›
Isha sawirka: Google Waxa uu ahaa wiil daggan, waxoogaa fud-fud. Dabeecad wanaagsan oo kaftan badan. Magaciisu waa Guuleed, aniga se...
Tuesday, December 12, 2017

Maalin riyood!

›
Saakay, magaaladu waa magaalo kale. Tii aan ogaa maaha. Magacu waa magacii dhulkuna waa dhulkii, laakiin is baddal ayaa ii muuqdo. Is...
Saturday, December 2, 2017

WAALLIDII BUUBE

›
Geedi, waxa uu ahaa wiil fud fudud oo jecel howl kasta inuu dag dag ku qabto. Hayeeshee howshii loo diraa ma uusan dhameystiri jirin, iya...
Thursday, October 26, 2017

WAAYIHII WARSAME (SHALAY IYO MAANTA)

›
Isha sawirka: Google Maanta waxa uu u hanqal taagayaa, martabado iyo jagooyin uusan ku fekerin tobaneeyo gu' ka hor. Waxa uu naaw...
›
Home
View web version
Powered by Blogger.